Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay caruurtii uu ka geeriyooday Weriye Cawil Daahir (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa Villa Somalia kula kulmay qaar ka mida caruurtii uu ka geeriyooday weriye Cawil Daahir Salaad. “Waxaa maanta i soo booqday qaar ka mid ah caruurtii uu ka geeriyooday walaalkeen Cawil Daahir Salaad. Dadka waxtarka u leh bulshada sida Cawil waxay naga mudan yihiin in la maamuuso. Argagixisada … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay caruurtii uu ka geeriyooday Weriye Cawil Daahir (Sawirro)